
Maalinta Waxqabadka Xuquuqda Aadanaha
2017 Bulshada diimaha kala duwan ee San Diego, kooxaha xuquuqda madaniga ah iyo kuwa xuquuqul insaanka, ururada shaqaalaha iyo adeega bulshada, iyo shaqsiyaadka naxariista leh ayaa si wada jir ah isugu biirey si aan u xaqiijino sida ay nooga go'an tahay in aan San Diego ka dhigno gabaad nabdoon oo loogu talagalay qaxootiga iyo soogalootiga aduunka oo dhan, gaar ahaan kuwa ka soo cararaya dhibaatooyinka rabshadaha, masiibada dabiiciga ah, iyo